DAAWO VIDEO: Dagaalkii CXD & Al Shabaab ee Ka Dhacay Yoontooy Iyo Buulo Gaduud

DAAWO VIDEO: Dagaalkii CXD & Al Shabaab ee Ka Dhacay Yoontooy Iyo Buulo Gaduud

daajis.com:-  Halkan waxad ka arkaysaa muuqaal laga soo duubay dagaalkii ka dhacay Gobolka Jubbada hoose, gaar ahaan deeganada Yoontooy iyo Buulo gaduud, kaasi oo udhaxeeyay ciidamada Kenya iyo kuwa Jubba oo dhinac ah iyo Xoogaga Shabaab.

Sarkaal ka tirsan ciidamada XD Soomaaliyeed oo ku sugan aaga Buulo Gaduud, ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ay dagaalkii shalay kula wareegeen tuullooyin ka tirsan Gobolkaasi oo Shabaabka ay ku sugnaan jireen.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada