VIDEO:- Dowladda Jabuuti oo Ka Faa’iiday Dagaalka ka Qarxay Dalka Yemen

VIDEO:- Dowladda Jabuuti oo Ka Faa’iiday Dagaalka ka Qarxay Dalka Yemen

daajis.com:-  Dowladda Jabuuti oo Xagga Badda Deris kala ah dalka Yemen ayaa ka faa’iiday dagaalka sokeeye ee ka qarxi rabba Dalkaasi, iyadoo Maraakiibtii alaabta u siday dalka Yemen ay qaar ku xayiran yihiin Badda qaarkii kalana ay u wareegeen in ay shixnadahooda ku dajiyaan Dalka Jabuuti.

Siduu uu dagaalka uga bilaawday Dalka Yemen ayaa Dowladda Jabuuti waxa ay aragtay in uu kordhay daqliga kaga soo xarooda isticmaalka Dekkeda.

Dhinaca kale Dowladda Jabouti ayaa wal wal wayn ka qabta, Qaxootiga ku soo Fool leh Hadii uu dagaalka Sokeeya sii socdo oo Xal laga gaariwaayo Arinta Xutiyiinta iyo Madaxweynaha Dalkaasi.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada