daajis.com:- Tv-ga Universal, gaar ahaan qeybtiisa arimaha Bbulshada oo uu tabiyo Wariye Cabdi Xafiid, ayaa waxaa isbuucaan lagu wareestay Gabar Ssoomaaliyeed oo 3 caruur leh qabtana cudurka dilaaga ah ee HIV.
Gabadhaan oo ku nool dalka Sweden, ayaa waxay sheegtay in cudurkaan uu u keenay Saygeeda, kaasoo markii danbo shil ku geeriyooday seey hadalka u dhigtay.
Hadaba wareysigaan oo ah mid xiiso badan halkaan ka daawo:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:45 and have
