VIDEO:- Saynisyahanada Dalka Chili oo Suubiyay Mashiin Hawada Biyo ka Dhalinkara

VIDEO:- Saynisyahanada Dalka Chili oo Suubiyay Mashiin Hawada Biyo ka Dhalinkara

daajis.com:- Saynisyahano ka soo jeeda dalka Chili ayaa waxa ay ku guulaysteen inay sameeyaan Mashiin hawada biyo ka dhaliya.

Mashiinkan ayaa waxa uu u baahanyahay koronto Kaliya, iyo in meel banaan ah  oo hawo fiican leh, kadib mashiinkan ayaa waxa uu suubin karaa biyo Cadadkooda Gaarayo 20 ilaa 30 Liter oo Biyo nadiif ah Maalintii.

Halkaan Ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada