Daawo:- Haweeneey Shiineys ah oo ku bareysa Afka Soomaaliga

Daawo:- Haweeneey Shiineys ah oo ku bareysa Afka Soomaaliga

daajis.com:- Marna waad qosleysaa marna waad yaabeysaa sababtoo ah waa haweeneey u dhalatay dalka China oo diyaar u ah inay ku barto luqadda Afka Soomaaliga.

Halkaan ayey ugu heeseysaa dhowr caruur ah iyadoo si sahlan u aqrineysa Soomaaliga. Dhibna uma aragto inay ku barto adiga sababtoo ah iyada ayaaba baratay mid ka mid ah luqadaha adduunka ugu adag isla markaana isku soo laablaabashada badan.

Muuqaalkaan ayaana laga helay haweeneydaan 18kii bishaan April, halkaan hoose ayaadna ka daawan kartaa muuqaalkaan cajiibka ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada