daajis.com:- Gudaha dalka Mareeykanka waxaa ku soo badanaya dadka qaadanaya Diinta Islaamka kuwaas oo isbuuc kasta iska soo xaadiriya masaajidada iyo goobaha Diinta lagu barto si looga caawiyo ku soo biirista Diinta barakeysan ee Islaamka .
Daawo Muuqaal Dad badan oo soo Muslimay & Sheekh caan ah oo Soomaaliyeed oo Ashahaadada u qabtay
Sheekha caanka ah ee lagu magacaabo Sheekh Said Raage ayaa sheegay 14-qof inay isku diyaariyeen noqoshada dad Muslimiin ah waxaana isla goobtii ashahaadada loogu qabtay qaar ka mid ah dadkaan soo Islaamay oo aad ugu faraxsan qaadashada Diinta Islaamk .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:00 and have
, Published at