daajis.com:- Xaaladda South-Africa ayaa noqonaysa mid maalinba maalinta ka danbaysa sii Cakirmaysa, hadda Xaalka waa dhaafay dukaan dhacoow kaliya, wuxuuna marayaa in dadka jidka maraya oo aan South-Afrikaanka ahayn la weeraro lana dilo.
ilaa iyo hadda waxaa lix qof oo ajinabi Afrikaan ah lagu dilay dhagax iyo budad, Sawiradda qaar ayaa ah kuwa kaa nixinaya.
Halkan hoose ka daawo Xaalka Soomaalida.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at