daajis.com:- Tuulada Goobweyn ayaa ah meesha uu wabiga Juba kaga darsamo Badweynta Hindiya, tuladan ayaa Waxaa sanado badan haystay Ururka Al shabaab.
Ciidamada Al Shabaab ayaa tuulada Faarujiyay goor hore, iyagoo ka cabsi qaba in Weerar uu uga yimaado Ciidamada maamulka Jubaland iyo kuwa Kenya oo is garabsanaya.
Kaamariistaha iyo ragii la socday ayaa lagu wargaliyay inaysan u gudbin dhinaca kale ee webiga, waxaana loo sheegay in Ciidamo Shabaab ka tirsani ay dhinaca kale ku sugan yihiin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 02:00 and have
