daajis.com:- Ra’iisul wasaarihii hore ee soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Arimo badan oo ku saabsan, Isku dhicii isaga iyo Madaxweyne Xasn Sheekh, doorashooyinka 2016-ka, amniga dalka, Xanta Damul Jadiid iyo arimo kale oo badan.
Waraysigan ayaa wuxuu Ra’iisul wasaaruhu bixiyay goor uu ku sugnaa, Magaalada Mineapolis ee dalka Maraykanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:00 and have
