daajis.com:- Waxaa baryahaanba dalka South-Afrika ka socday weeraro loo gaysanayo dadka soo galootiga ah ee ganacsiga ku leh dalkaasi.
Dadkaasi ayaa waxay isugu jiraan Soomaali, Itoobiyaan, Pakistaan, iyo dadka wadamadda Afrikaanka ah ee ku xeeran dalka South- Afrika. Shaqaaqooyinkan ayaa ahaa kuwii ugu darnaa ee ka dhacay Magaalada Durban ee dalka South-Afrika, iyadoo halkaasi lagu Laayay dad Soomaali iyo Itoobiyaan u badan hantidoodana lagu boobay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 00:00 and have
