daajis.com:- Arday Sacuudiga u dhashay oo ku tartamayay heesaha dhaqanka dalkaasi ayaa ku ruux baxay masraxii uu ka heesayay.
Xafladda uu ka heesayay wiilkaan ayaa aheyd mid loo qabtay ardayda oo ku tartameysay suugaan dhaqameedka, hase ahaatee waxay xafladaasi ku dhamaatay murugo iyo argagax.hees-dhimashoArdaygan oo lagu magacaabo Dariq ayaa markii uu dhigay makroofankii uu ku heesayay ee uu qaaday tallaabtii koowaad ayuu jooga ka dhacay, kuna ruux baxay halkii ay fadhiyeen garsoorayaashii tartankaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:41 and have
, Published at