Daawo VIDEO:- Waxa Ragan Qabsaday, Gardaroole Ma Guulaysto

Daawo VIDEO:- Waxa Ragan Qabsaday, Gardaroole Ma Guulaysto

daajis.com:- Sheekadaan ayaa waxay ka dhacday Dalka Ruushka, rag gaarigooda iska saaran ayaa waxaa dagaal la soo doontay niman saarnaa gaarigii iyaga ka horeeyay.

Xaaladda ayaa daqiiqadihii u horeeyay u ekayd mid looga adkaaday ragii lasoo weeraray, laakiin sheekada ayaa makii danbe isu bedeshay si’aan laga filayn.

Halkaan Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada