daajis.com:- Diyaarad ay lee dahay Qaramada Midoobey oo siday Mas’uuliyiin & raashiin gargaar ahaa oo ka timid magaalada Kismaayo ayaa soo gaartay jaziiradda Kudhaa.
Ciidamada Amisom iyo kuwa Jubbaland, ayaa bishii hore waxay si buuxdo ay Ururka Al Shabaab ugala wareegeen Jazeeradaasi, ka dib markii Al Shabaab ay dagaal lagu hoobtay ku qabsatay bishii November ee sanadkii hore.
Kudhaa waxaa hadda ku sugan boqolaal ka mid ah Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Amisom, waxayna halkaas ka sameysteen daafaacyo balaaran, si ay isaga difaacaan weerarada kaga imaanaya dhanka ururka Al Shabaab.
Halkaan Hoose Ka Daawo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:00 and have
