daajis.com:- Maamulka Jubba ayaa TV-ga Aljazeera usoo bandhigay rag ajaaniib ah oo ciidamada Kenya iyo kuwa maamulkaasi ku qabteen howlgalo laga sameeyay deegaanada Jubbooyinka.
Muuqaalka waxaa kasoo muuqday seddex ruux oo ajaaniib ah oo u kala dhashay dalalka Kenya iyo Tanzania, kuwaasi oo kamid ahaa Alshabaabkii laga saaray degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Saraakiisha maamulka Jubba ayaa sidoo kale sheegay iney jiraan rag kale oo Alshabaab ahaa oo la qabtay kuwaasi oo Soomaali ah, laakiin ajaaniibta ay baaritaano ku socdaan.
Hoos ka daawo muuqaalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:47 and have
