-Dowladda Hoose Xamar iyo nadiifinta wadooyinka Muqdisho: Sawirro

-Dowladda Hoose Xamar iyo nadiifinta wadooyinka Muqdisho: Sawirro

daajis.com:- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa howlo lagu nadiifinaayo wadooyinka Muqdisho oo roobabkii ka da’ay ay keeneen caro iyo wasaq dib u hagaajinaaya, iyadoo howlahaasi ay ka qeyb qaadanayaan gaadiidka iska rogaha ah ee loo yaqaan cagaf cagafyada.

Roobaab xoogan oo ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa waxay sababeen in wadooyinkii dowladda Turkiga dhistay ay dib u xermaan, kadib markii ay kusoo rogmadeen biyo fara badan oo roobab ka da’ay Muqdisho sababeen.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada