daajis.com:- Dagaalka uu Sacuudiga ku hayo Xutiyiinta Dalka Yemen ayaa waxa uu galay isbuuciisii sadexaad ,iyadoo dagaalka ka socda magaalooyinka dalkaasi uu sii xoogaysanayo.
Ciidamadda xutiyiinta ayaa waxay muda labo isbuuc gaaraysa isku dayayaan inay si buuxdo ula wareegaan gacan ku haynta magaalada Labaad ee dalka Yemen ee Cadan.
Dagaalka ka socda Magaalada Cadan xoogiisa waxa uu ka socdaa Gudaha magaalada, halkaasoo ay isku horfadhiyaan Ciidamada Xutiyiinta oo Kaashanaya kuwa Taageersan madaxweynihii hore ee Dalka Yemen Cumar Cabdala Saalax & kuwa Dowladda hadda jirta.
Halkaan hoose ka Daawo.
Halkaan hoose ka Daawo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:17 and have
, Published at