Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta u Dhoofay Dalka Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta u Dhoofay Dalka Turkiga

daajis.com:- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International.

Madaxweynaha ayaa casuumaad ka helay madaxda dalka Turkiga, waxaana madaxweynha garoonka ka sii sagootiyay Mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole ee Dowladda

Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay Dalka Turkiga waxa uu la kulmi doonaa Madax sare oo katirsan Dalkaasi, kuwaa uu kala hadli doona arimo badan ay ugu horeyso Xariirka u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Booqashada Dalka Turkiga kadib ayaa madaxweynaha waxa uu uga sii gudbi doonaa dalka Jordan oo uu casuumaad rasmi ah ka helay boqorka dalkaasi, waxayna ka wadahadli doonaan xaalada amniga ee dalka Soomaaliya iyo arimo kale oo labada dal quseeya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada