daajis.com:- ALOOW HOOYO CADAABTA KA DHOOR.
Hooyo ayaa la weydiiyey Caruurtaada yaad ugu jeceshahay? Waxeyna ku jawaabtay :-
1- Waxaan u jeclahay kan Xanuunsan ilaa uu ka Bogsado.
2- Waxaan u jeclahay kan ugu yar ilaa uu ka Weynaado.
3- Waxaan u jeclahay kan Maqan ilaa uu ka yimaado.
4- Waan jeclahay Dhamaantooda ilaa aan ka Dhinto.
Ilaahoow Hooyo Abaalkeeda ma gudi karnee, Alloow Jannada Abaal uga dhig, oo ilaahoow Dembigeeda Cafi, oo ilaahoow sideey noogu soo Naxriisatay, Adigana ugu Naxriiso.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 12:00 and have

