daajis.com:- Doowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta ay ka caawin doonto dhamaystirka Dastuurka, kahor sanadka 2016-ka, Doowlada waxay sheegtay in la xaqiijinayo in qof kasta oo Soomaali ah uu ka qeyb qaato samaynta Dastuurka kahor intaan la hor geynin Baarlamanka.
Dhawaan waxaa Dalka Imaaraadka Carabta tagay wafdi uu hogaaminayo R/wasaaraha Soomaliya, waxaana kamid ahaa wasiirka arimaha Dastuurka Xuseen Maxamuud Shiikh.
Hadaba halka ka dhagayso wasiirka oo ka hadlaya qaabka ay Imaaraadka DF uga gacan siineyso dhamaystirka Dastuurka Dalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at