VIDEO: Cayaar kaamirada qarsoon oo xumaatay, Daawo waxa ka dhacay

VIDEO: Cayaar kaamirada qarsoon oo xumaatay, Daawo waxa ka dhacay

daajis.com:- Ciyaar Kaamirada qarsoon oo mudooyinkan baraha bulshada ku faaftay ayaa, dhalinyaro u dhashay dalka China oo jilayay qof la tooganayay ay ku xumaatay kadib markii nin sirdoonka dharka cad oo ku hubeysnaa bastoolad uu ka dhabeeyay toogashada ay dhalinyaradaasi jilayeen isagoo run mooday, toogtayna mid ka mid ah.

Labo dhalinyaro ah ayaa meel luuq ah oo ay ku jilayeen iyadoo mid ka mid ah uu iska dhigayay qof la tooganayo, waxaana wadada dhinaceeda ka imaanaya Askari dhar cad ah oo run u mooday jilista kaamirada qarsoon, waxaana uu askari si deg deg ah ula soo baxayaa bastoolad, kadibna wuxuu tooganayaa ninka kale ee bastoolada been beenta ku dhufanayay saaxiibkiis, halkaasoo ay ka dhacday ciyaar xumaaday.


HALKAN KA DAAWO VIDEO WAXA KA DHACAY


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada