Minnesota: Wiil Soomaaliyeed oo madaxa ka toogtay Gabar Soomaaliyeed--Video

Minnesota: Wiil Soomaaliyeed oo madaxa ka toogtay Gabar Soomaaliyeed--Video

daajis.com:- Gabar Somali-American ah oo ku nooleyd dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inuu dilay oo uuna madax ka toogtey wiil Soomaaliyeed iyadoona ay booliiska magaalada Minneapolis ay baadi goob xoogan ay ugu jiraan sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen wiilkaas dilay gabadhaas Soomaaliyeed.

Gabadhaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey Ayaan Cabdi Cabdulaahi (AU) oo 21 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inuu wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Cabdiraxiim Cabdi oo 17 sano jir ah

Halkan ka daawo Muuqaalka warkan:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada