Sawirro iyo xog: Mareykanka oo gaadiidka rasaasta karin keensaday Muqdisho

Sawirro iyo xog: Mareykanka oo gaadiidka rasaasta karin keensaday Muqdisho

daajis.com:- Xog ay heshay Caasimada Online ayaa muujineyso gaadiidka aysan rasaasta in safaarada Mareykanka ee Soomaaliya kala soo degtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Gaadiidka rasaasta aysan karin ayaa waxaa la sheegayaa in la doonayo iney adeegsanayaan shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta Mareykanka ee yimaada magaalada Muqdisho.

Diyaarada laga soo dajiyay gaadiidkaasi ayaanan la ogeyn halka ay ka keentay, laakiin wararka qaar ayaa sheegaya iney kasoo duushay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Mareykanka ayaa dhamaadkii Febraayo safiir cusub usoo magacaabay dalka Soomaaliya muddo 21 san kadib, taasi oo lagu sheegay soo wanaagsanaanshaha xiriirka Soomaaliya iyo USA.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada