VIDEO:- Aabe iyo Gabadhiisa oo Noqdey labo qof ee adduunka ugu Carab Weyn

VIDEO:- Aabe iyo Gabadhiisa oo Noqdey labo qof ee adduunka ugu Carab Weyn


daajis.com:- Gobfather’ Byron Schlenker iyo gabadhiisa Emily ayaa noqdeen labada qof ee ugu carabka weyn {ballaaran} adduunka, waxayna sidaasi ku galeen buugga lagu qoro waxyaabaha la yaabka ah ee la yiraahdo Guinness World Records.


Ninkan iyo gabadhiisa ee jibiyay records horay u yiil ayaa waxaa cabirka carabka Gobfather’ Byron Schlenker uu noqday 8.57 cm, halka gabadhiisa Emily cabirka carabkeeda dhan yahay 7.33 cm.cajiib
Gabadhan iyo Aabaheed ee galay buugga taariikhda adduunka lagu keydiyo ayaa waxay caan ka noqdeen magaalada ay ku nool yihiin Syracuse, ee New York.

Halkaan Hoose ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada