VIDEO:- Booliiska Dalka Maraykanka oo Nin Hubaysan Gaarigiisa Jiirsiiyay

VIDEO:- Booliiska Dalka Maraykanka oo Nin Hubaysan Gaarigiisa Jiirsiiyay

daajis.com:- Warbaahinta dalka Maraykanka ayaa waxay hadal hayaan ficil uu suubiyay Nin katirsan Booliiska Magaalad Marana ee gobolka Arizona, kaas oo nin hubaysnaa oo jidka marayay si xawli ah gaarigiisa u jiirsiiyay.

Arintaan ayaa waxay dhalisay Fadeexad kale oo soo wajahday Booliska dalka Maraykanka, iyadoo dadka qaar ee laamaha Social- Mediaha ay sheegeen in xitaa xoolaha sidaan loola dhaqmin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada