daajis.com:- Wasiirka Warfaafinta iyo wacyi galinta Somaliland Cabdulahi Maxamed Daahir (Cakuuse) ayaa jawaab xirfadaysan ka bixiyay hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Maxmed sheekh Cismaan (Jawaari).
Jawaari ayaa Maalmo ka hor warbaahinta ka sheegay in Soomaaali Land ay joojiso Baasaboorka ay waydiinayso Muwaadiniinta Soomaaliyeed, wuxuuna yiri anigu waa in aan Hargaysa tegi karaa Baasaboor la’aan maxaayeelay wali waxaan ku jiraa dhulka Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka Daawo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:06 and have
