VIDEO:- Soomaalida Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya oo loola dhaqmo sida dad eedaysanayaal ah

VIDEO:- Soomaalida Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya oo loola dhaqmo sida dad eedaysanayaal ah

daajis.com:- Laba isbuuc kadib weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, ayaa Soomaalida reer Kenya Waxa ay dareemayaan caga juglayn iyo Culays kaga imaanaya Ciidamada amaanka ee dalka Kenya.

Waxaana mudooyinkan danbe Soo badanaya is aaminid la’aanta waligeedba ka dhexeysay dadka Jinsida Soomaaliga leh iyo Ciidamada Kenyatiga ah.

Hoose ka Daawo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada