daajis.com:- Wasiirkii hore ee Boostada Isgaarsiin mudane Cabdullahi Cilmooge Xirsi ayaa loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha xisbiga Siyaasadeed ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (XIIS) ama Xisbiga Isbahaysiga Isbadaldoonka Soomaaliya.
Xaflada ku dhawaaqida Xisbigan ayaa waxay ka dhacday, magaaladda Mineapolis ee dalka Maraykanka.
Shirkani oo aad loo soo agaasimay ayaa Waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Minneapolis kuwaasi oo hadalo kala duwan ka jeediyay xarunta shirka kana dhawaajiyey waxqabadkii Wasiirka mudadii uu haayey xilkii wasaaradda Warfaafinta.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:30 and have
