Video:- Wiil Soomaali dharka xayeysiiya oo lagu dilay dalka Siiriya:+Sawirro

Video:- Wiil Soomaali dharka xayeysiiya oo lagu dilay dalka Siiriya:+Sawirro

daajis.com:- Soomaali Australian dharka xayeysiiya ayaa lagu dilay magaalo ku taal dalka Siiriya, waxaana lagu magacaabaa wiilkaan Soomaaliyeed Sharky Jama.

Wiilkaan ayaa wuxuu kooxda Daacish ugu soo biiray magaalada Melbourne ee dalka Australia, sanad ka hor, iyadoo dilkiisa ay xaqiijiyeen eheladiisa oo dalka Siiriya looga soo diray Taleefoon.


Xubno ka tirsan Ururka Daacish oo la soo xiriiray qoyska Sharmaarke Jaamac, ayaa ku wargeliyay geeridiisa, waxaya u sheegeen in uu ku geeriyooday duqeymo Isniintii ka dhacay Suuriya.

Tan iyo markii ay dagaalada ka qarxeen dalka Siiriya waxaa ku geeriyooday in ka badan 20 dhalinyaro Soomaaliyeed oo dhamaantood ka tegay wadamada reer galbeedka.


HOOS KA DAAWO MUUQAAL KIISA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada