VIDEO:- Wiilkii Lagu Tuhmayay inuu Dilay Gabadhii Soomaaliga oo Sawirkiisa La Shaaciyay

VIDEO:- Wiilkii Lagu Tuhmayay inuu Dilay Gabadhii Soomaaliga oo Sawirkiisa La Shaaciyay

daajis.com:- Wiilkan oo magaciisa lagu Sheegay Axmed Cabdi ayaa aad loogu tuhmayaa in uu ka danbeeyo dilkii gabadha Soomaaliga ahayd ee ka dhacay dalka Maraykanka.

Booliiska ayaa sheegay in Cabdi uu yahay, wiil marar badan uu gacmahooda Soo galay uuna yahay nin (Gaangis) ah oo ay si fiican ay u garanayaan.  Axmed Cabdi ayaan la’arag tan iyo markii la dilay Gabadhii Soomaaliga ahayd, Booliiskana wuxuu sheegay inuu u malaynayo in axmed uu ku dhuumaalaysanayo wadanka gudihiisa.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada