Al-Shabaab oo mudo laba saacadood ah qabsaday masjid ku yaal Gaarissa

Al-Shabaab oo mudo laba saacadood ah qabsaday masjid ku yaal Gaarissa

daajis.com:- Masuuliyiin deegaanka ah ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay qabsadeen muddo kooban masaajid ku yaal magaalada Gaarisa ee waqooyi bari Kenya.


Kooxda Shabaab ayaa lagu soo warramay inay labo saacadood la hadleen jameecada masaajidka ka hor intaysan duurka galin. Waxay dhaliileen mas'uuliyiinta Kenya iyagoo u digay kuwa u jaajuusaya dowladda.

Bishii hore ayey Al-shabaab qabsadeen jaamacadda Gaarisa ayagoo dilay ku dhawaad boqol iyo konton ruux. Kooxda oo fadhigeedu yahay Soomaaliya ayaa sidoo kale Kenya joogta.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada