AQRISO:- Sagaal Beelood oo si wadajir ah uga soo horjeestay Maamulka Jubba uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe

AQRISO:- Sagaal Beelood oo si wadajir ah uga soo horjeestay Maamulka Jubba uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe

daajis.com:- Sagaal kamid ah Beelaha Dega Gobolada Jubooyinka iyo Gedo ayaa kasoo horjeestay Maamulka Jubba uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe , waxa ayna maamulkaasi ku tilmaameen mid ay gadaal ka riixeyso Dowlada Itoobiya.

Beelahan kasoo horjeestay Maamulka Axmed Madoobe ayaa ku tilmaamay in maamulkaasi dhismihiisaba uu ku yimid sharci daro , waxa ayna baaq u direen Dowlada Federalaka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobya, Midowga Yurub iyo Modowga Afrika.

Halkan ka aqriso Qoraal wadajir ah ay soo saareen Sagaal kamid ah Beelaha Dega Gobolada Jubooyinka iyo Gedo.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada