DAAWO SAWIRRADA: Bangigii uu maanta xarigga ka jaray madaxweyne Xasan Sheekh

DAAWO SAWIRRADA: Bangigii uu maanta xarigga ka jaray madaxweyne Xasan Sheekh

daajis.com:-  Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Bangiga Premiere oo bixinaya adeegyo caalami ah oo aan waddanka horay looga heli jirin. 


Munaasaabadda lagu furayay xafladdan waxaa ka qeyb galay Wasiirka maaliyadda, Wasiirka arrimaha gudaha, guddoomiyaha bangiga dhexe, wasiiru-dawlaha maaliyadda iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Premiere Bank wuxuu keenay adeegyo caalami ah sida MasterCard iyo SWIFT oo lagu maareeyo lacagaha dalka soo galaya iyo kuwa ka baxaya. Adeegyadan waa markii ugu horreysay dalka laga hirgaliyo.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada