DAAWO: Arday Soomaaliyeed oo Wacdaro ka dhigay Magaalada Edmonton ee Dalka Canada (VIDEO)

DAAWO: Arday Soomaaliyeed oo Wacdaro ka dhigay Magaalada Edmonton ee Dalka Canada (VIDEO)

daajis.com:- Arday soomaaliyeed oo wax ka barato Dugsi sare oo ku yaal Magaalada Edmonton ayaa waxay soo bandhigeen ciyaar Hiddo iyo dhaqameedka Soomaaliyeed.


Dhalinyaradan ayaa soo bandhigay Ciyaar iyo heeso ay dadkii goobta ku sugnaa ay la dhaceen.



Halkan Hoose ka Daawo Video-gii oo dhan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada