DAAWO:- Dhegoweyne Oo Digniin U Diray Saleeban Gaal iyo Siilaanyo

DAAWO:- Dhegoweyne Oo Digniin U Diray Saleeban Gaal iyo Siilaanyo

daajis.com:-  Mujaahid Ibraahim Xuseen Dhegoweyne ayaa digniin u diray guurtidu haddii ay maalin qudha ku daraan xilliga koomiishanku asteeyey in guurtidu ay farta dhexda ka qaniini doonto, wuxuuna sheegay in wixii ummaddu u dhiibatay Gaal iyo Siilaanyo ay dib ummadda ugu soo celiyaan, hoos ka daawo Mujaahid Dhegoweyne hadalkiisa

"Haddii Wixii Ummaddu Idiin Dhiibtay Aad Ku Soo Celin Waydaan Waxaa Idinku Dhaca Idinka Dammaanadooda Qaadi, Golahani Guurti Maahe Waa Kii Caruurta”  


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada