daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Somali Short FILM loogu magac daray Time travel Kaasi oo ay Jilayaan Laba dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya.
Muuqaalka oo kooban ayaa waxaa ku jira ACTION yaableh kaasi oo dadku inta badan ay ku Arki Jireen Filmada kasoo baxa wadamada Horey maray, Sidoo kalana labada wiil ayaa waxay ku dagaalamayaan BOORSO uu mid kamida watay, iyadoona ay kusoo jiidan doonto qaabka uu dagaalku u dhexmay – HADABA MAXAA DHACAY ?
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:30 and have

