daajis.com:- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somalia, ayaa maanta Mooshin lid ku ah Maamulka Puntland ee uu Hogaamiyaha ka yama Madaxweyne C/weli Gaas u gudbiyay gudoonka sare ee BF.
Xildhibaanada Mooshinka gudbiyay oo ka kooban ilaa 21 Xildhibaan ayaa ku andocoonaayo in Xukuumada Maamulka Puntland ay ka gaabisay arrimo dhowr ah oo lidi ku ahaa Amaanka iyo Xasiloonida deegaanada Maamulka.
Xildhibaanadaani ayaa waxa ay si rasmi ah maanta Mooshinkaasi ugu gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia, waxa ayna dalbadeen in Gudoomiyuhu uu fududeeyo hirgalinta Mooshinkaasi si looga baaraan dago caqabadaha ay farta ku godayaan Xildhibaanada oo ku xusan Warqada ay maanta hordhigeen Gudoomiyaha.
Hoos ka akhriso warqadaha Mooshinka ee la gudbiyay:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 20:30 and have



