Daawo Muuqaal "Odayaal & Nabadoono ka Yaabsaday Madaxweyne Siilaanyo " Intii uu na qabsaday Roob nooma da´in "

Daawo Muuqaal "Odayaal & Nabadoono ka Yaabsaday Madaxweyne Siilaanyo " Intii uu na qabsaday Roob nooma da´in "

daajis.com:- Odayaal iyo nabadoona shir deg deg ah yeeshay ayaa hadalo kulul hawada u soo mariyay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo kuwaas oo sheegay in aan la aqbali doonin in maalin kaliyah loogu daro jagada xilka uu hayo . 


Odayaashaan ayaa sidoo kale waxay Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliileen arimo badan oo uusan qaban tan iyo intii uu xilkaan ku magacaawnaa waxeeyna sheegeen xitaa in Roob la´aan ay dareemayaan iyo cabarun joogto ah . 

Halkaan ka Daawo Odayaal & Nabadoono ka Yaabsaday Madaxweyne Siilaanyo " Intii uu na qabsaday Roob nooma da´in




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada