daajis.com:- {Khaatumonews}Kadib markii shacabka ree Awdal ay u adkaysan waayeen dhaqan xumada iyo sadbursiga maamul beeleedka Hargaysa ayay Go’aansadeen inay aayahooda katashadaan kana Hoos baxaan maamul beeleedka cunsuriga ah ee Hargaysa.
Waxaana markii ugu Horaysay kadhiidhiyay xumaanta maamulka Hargaysa Suldaan Wabar oo haatan ah Gudoomiyaha Jabhada dib u xoraynta Awdal State, taasi oo haatan maraysa in Guud ahaan shacabkii ree awdal rag iyo Dumarba ay buux dhaafiyaan xarumaha Jabhada iyaga oo Go’aankoodu yahay kahoos bixida maamulka Hargaysa, halkan kadaawo Gabdhihii ree Awdal oo Qoriga qaatay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 00:00 and have

