Daawo:- Hadaladii Ay Jeediyeen "Shirkii Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo Maanta La Soo Gabagabeeyay"

Daawo:- Hadaladii Ay Jeediyeen "Shirkii Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo Maanta La Soo Gabagabeeyay"

daajis.com:-  Waxaa maanta la soo gabogabeeyay Shirkii ka socday Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland ee Garoowe kaa soo u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ka dhisan.

Qodobada lagu heshiiyay ee ay isla garteen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada ayaa ka kooban 7-qodob.


Qodobka ugu horeeya ayaa ka hadlaayo fulinta Heshiiyadii Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ay horay u wada gaareen, iyadoo Guddi gaar ah loo xil saaray fulinta arimahaasi.


1:Fulinta heshiisyadii horay loo gaarey

2:Dastuurka iyo arrimaha federaalka

3:Dhismaha maamullada qaybta ka noqonaya federaalka.

4:Higsiga 2016

5:Amniga

6:Qaybsiga khayraadka dabiiciga ah

7:Baahinta maamulka-

Qodobadaan ayaa waxaa saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada kala ah, Jubbaland, Puntland iyo Koonfur Galbeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada