daajis.com:- Guud ahaan Booliiska dalkan Maraykanka ayaa lagu ee deeyaa in ay ku jiraan rag jinsinacayb ah (Cunsuriyiin) ah, oo marwalba joojiya gawaarida ay saaranyihiin dhalinyaradda madow iyagoo xabaddu ka soo horeyso.
Mushtamaca madowga ah ee ku nool dalka Maraykanka ayaa ah dad aaminsan in Boolisku uu yahay mid aan la’aamini karin.
Maalmahan danbe ayaa Marba marka ka danbeysa waxaa soo shaac baxaya Video-yo muu jinaya Tacadiga Lagu hayo dadka madow ee Maraykanka ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at