Daawo Muuqaal "Turkiga oo Dekada Muqdisho horumar balaaran gaarsiiyay kana dhigay goob Casri ah !!

Daawo Muuqaal "Turkiga oo Dekada Muqdisho horumar balaaran gaarsiiyay kana dhigay goob Casri ah !!

daajis.com:-  Dowlada Turkiga oo mashaariic kala duwan ka wado gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa markaan waxeey horumar balaaran gaarsiiyeen dekada weyn ee magaalada Muqdisho 


Turkiga oo horay u soo dhisay garoonka Diyaaradaha Muqdisho , Wadooyin caan ah iyo Isbitaalo ayaa iminka waxa uu qalab casri ah keenay Dekada magaalada Muqdisho oo isku badashay goob casri ah oo la mid ah Dekadaha ugu caansan Dunida . 

Dekada Muqdisho ayaa xiliyadii hore waxaa ku xirnaan jiray Maraakiib waa weyn oo maalmo badan qaadan jiray sidii looga dajin lahaa rarka ama raashinka saaran balse iminka Turkiga ayaa keenay Wiishash iyo qalab casri ah oo fududeeyay in Dekadu noqoto meel aad u mashquul badan oo ganacsato iyo shaqaale fara badan ay ka faaideysteen . 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada