Daawo Video:- Jabiso nolosha ku liqeysa Neef Ari ah + Sawirro

Daawo Video:- Jabiso nolosha ku liqeysa Neef Ari ah + Sawirro

daajis.com:- Muuqaaladan aan idiin soo gudbin doono waxaad ku arki doontaan wax aysan Indhahaaga rumeysan karin oo aad u naxdin badan.

Maska loo yaqaano Jibisada, ayaa meel Keyn ah oo India kamid ah, waxa uu ku qabsaday Neef Ari ah, waxaana uu bilaabay inuu Liqo iyadoo nool. Dad weyne kusoo xoomay dhacdadaan, ayaa waxay ahaayeen kuwo Moobeeladooda Gacanta Sawiro iyo muuqaalo uga qaadanayay.


Dadweynaha ku nool tuulada Garkhuta ee ay dhacadadaan ka dhacday, ayaa waxaa lasoo dersay wel wel xoogan, maadaama Maskaan Jabisada uu awoodo sidoo kale inuu qof nool liqo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada