DAAWO:- Wasiirka Warfaafinta 18 May waa Malinta qashinka Iyo Somaliland oo ka xanaaqday

DAAWO:- Wasiirka Warfaafinta 18 May waa Malinta qashinka Iyo Somaliland oo ka xanaaqday

daajis.com:- Masuulkan u hadlay wasaarada warfaafinta Khaatumo  Staate  ayaa sheegay in 18 May ay tahay malinta Qashinka iyo Nadaafadda isla markaana ku booriyey dad waynaha kunool deegamada ay ka taliyaan inay usoo baxaan Mainta Nadaafada 18  May.

xukuumada hargaysa ka talisa ayaa aad uga cadhootay arintan Hadaba hoos ka dawo muuqalka wasiirka haatumo oo ka hadlaya arintan.

Halkaan Hoose Riix Ee Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada