daajis.com:- Bile Zakariye Jaamac waa wiil-yar oo Ifka jooga 28-Casho keliya, Wuxuuna ku dhashay deegaan Hoostaga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,
Bile Qadarta Alle Awgeed waxa uu dhashay isaga oo aan lahayn Gacmo iyo Lugo oo ay inyar ka muuqdaan, Sidoo kale Bile Qaybaha kala ee Jidhkiisu waa caadi.
Hooyada wiilkan dhashay oo lagu magacaabo Farxiya Maxamed Cali oo la hadashay Warbaahinta ayaa wax laga waydiiyey Xaalada wiilkeeda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 23:00 and have

