daajis.com:- Dalka Canada waxaa dhowaan lagu dilay Soomaali heysta dhalashada Dalkaasi Canada kaasoo ay dileen kooxo hubeysan, Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jirey Shariif Saacid ayaa lagu dhuftay dhowr xabadood sida ay xaqiijiyeen dad ka ag dhawaa halka lagu toogtay.
Sidoo kale Maxkamada dalka Canada ayaa waxay Xukuno ku Riday Ragii dilay Alle ha naxariistee Shariif Saacid, Kuwaasi oo la sheegay inay Asal ahaan Kasoo jeedaan Carab, wuxuuna Dilka loo geystay ninkaani Soomaaliga ah ayaa noqonaya kii 3aad oo sanadkaani ka dhaca dalka Canada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 04:00 and have
