daajis.com:- Dowladda Soomaaliya ayaa waxay hadda dar dar xoog leh galisay sidii dalka oo idil doorasho xor ah Looga Qaban Lahaa sanadka 2016.
Dawladda ayaa dar darkan xoogani bilaawday ka dib markii uu Wasiiska Arimaha Dibadda ee Dalka Maraykankamr John Kerry iyo Dowladaha Reer galbeedka ay Madaxda Sare ee dalka u sheegeen inaysan waqti kororsi Aqbali boonin, Dowladana looga fadhiyo in ay qabato Doorasho xor ah oo ay umadda Soomaaliyeed ku dooran karaan cidii ay iyaga Doonayaan inay Hogaamiso.
Halkaan Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 16:32 and have
