daajis.com:- Haween ka tirsan maleeshiyaadga daacish ayaa waxay dhoola tus ku soo bandhigeen Ardul Shaam oo leesku yiraahdo Wadamada Ciraaq iyo Suuriya, waxayna ku hanjabeen inay xorayn doonaan.
Dalalka Suuriya iyo Ciraaq, ayaa waxaa ka soconaaya dagaalo sokeeye, iyadoo ay ka qayb qaadanayan Xoogag Islaamiyiin ah, oo dunida dacaladeeda kala duwan isaga kala yimid.
Muuqaalkan oo lagu baahiyay barraha Internetyada, ayaa waxaa ka soo muuqday tiro haween ah, oo muujiyay sida ay diyaar u yihiin ka qayb qaadashada dagaalada ka holcaaya Ardul Shaam.
GUJI HALKAAN EE DAAWOFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at