daajis.com:- Gobolka Hiiraan oo kamid ahaa gobolada la doonayo in maamul goboleedada dalka Soomaaliya laga dhiso,ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya xasan Sh Maxamuud qorshihii uu ka doonayey uu fashilmay,waxaana soo baxay Xildhibaano ka soo jeeda deegaanada Hiiraan kuwaas oo doonaya inay dar dargaliyaan hawsha maamul u samaynta Hiiraan.
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa doonayey in uu dib u dhigo maamul u samaynta Hiiraan wuxuuna Madaxwayne Xasan Qorshahiisu ahaa in hawsha hiiraan ay ka danbayso tan Cadaado marka uu dhismo maamulka Gobolada dhexe Soomaaliya kadib Hiiraan iyo Sh/dhexe uu Madaxwaynuhu u soo jeedsado.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at