Iraq:- Ku Xigeenkii Hogaamiyaha Daacish oo Lagu Dilay Duqeeyn Cirka ah.

Iraq:- Ku Xigeenkii Hogaamiyaha Daacish oo Lagu Dilay Duqeeyn Cirka ah.

daajis.com:- Janaraalkii Labaad ee ISIS ayaa Lagu soo waramayaa inuu ku dhintay duqeyn ay sameeyeen xulafada uu hogaamiya Mareykanka.
ee Ciraaq.

Wasiirka Difaaca Ciraaq ayaa sheekey inuu dhintay Abdul Raxman Mustafa Mohamad oo loo yaqaano ama ay u yaqaanaa Daacish Abu Alaa Al-Afri, wasiirka waxaa uu sheegey inuu ku jiray xiliga duqeynta dhaceysay masjid ku yaala Tal Afar., waxaa sidaa yiri Janaral Tahsin Ibrahim.

Xiligaas ayaa waxaa uu la kulamyay Madax Ciidan oo iyagana halkaa ku dhintay.


warar aan lagu kalsooneen ayaa sheegaya in Afri uu la wareegay Hogaanka ama uu noqdey Madaxa Duulaanka ee Isis..



Waxii ku soo gordha ka aqriso wararkeena danbe.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada