Falis Waayaha Cusub Hees Xanuun ku beertay -Muuqaal Xusuus leh

Falis Waayaha Cusub Hees Xanuun ku beertay -Muuqaal Xusuus leh

daajis.com:- Fanaanada Falis Abdi waayaha cusub ayaa fasirtay hees ay qaaday 8 sano ka hor markii ay ku soo biireysay Kooxda Waayaha cusub waxaana ay sheegtay in heestaasi aanay qalbigeeda ka saari karin.

Falis ayaa cadeysay Heesta ”muxuba jacayl” in ay ahayd mid ay darteed ku baratay saygeeda aabaha caruurteeda ah oo gacan ka siiyay soo saarida heestaasi Oo ahayd midii si rasmi ah ay u qaadey cod ahaan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA FALIS


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada